Abiy Axmed oo sheegay iney dhamaatay mudadii loo qabtay TPLF, kuna dhawaaqay..

Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay inay dhamaatay 3dii maalmood ee loo qabtay inay isku soo dhiibaan ciidamada TPLF ee dagaalka kula jira dowlada Itoobiya. Waxaa uu u mahad celiyay ciidamo badan oo sida uu sheegay ka faaiidaysatay mudada loo qabtay iskuna soo dhiibtay ciidamada Itoobiya, si loo badbaadiyo shacabka. Maadaama uu dhamaaday xiligii … Continue reading Abiy Axmed oo sheegay iney dhamaatay mudadii loo qabtay TPLF, kuna dhawaaqay..